Cisbitaalka Dhimirka ee Thessaloniki

Hospital

Cisbitaalka Dhimirka ee Thessaloniki logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka, fadlan wac +302313324167 ama +302313324689.

Goobta

Stavroupoli

Cinwaanka

Lagkada 196

Koodhka Boostada 56430

Cinwaan dirid

Lagkada [ΛΑΓΚΑΔΑ] 196, Stavroupoli