Isbitaalka G.H.T Hippocratio ee Cudurada Maqaarka iyo Xubinta taranka

Hospital

Isbitaalka G.H.T Hippocratio ee Cudurada Maqaarka iyo Xubinta taranka logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka:

+302313308860, +302313308867 iyo +302313308880 ee maalmaha shaqada 08:00 - 13:00.

Waxii qalliinka fiidnimada ee gaarka ah (waa lacag), waxaad heli kartaa macluumaad oo aad ballan ka qabsan kartaa maalmaha shaqada oo dhan inta u dhaxaysa 12:00-14:00 lambarka soo socda +302313308890.

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Delfon 124

Koodhka Boostada 54643

Cinwaan dirid

Delfon [ΔΕΛΦΩΝ] 124, Thessaloniki