Cisbitaalka Agios Dimitrios

Hospital

Cisbitaalka Agios Dimitrios logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sifo

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka:

Wac +302310211796

Ama booqo HALKAN madasha onlaynka ee cisbitaalka (diyaar ku ah luquda Gariiga)

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Elenis Zografou 2

Koodhka Boostada 54634

Cinwaan dirid

Elenis Zografou [ΕΛΕΝΗΣ ΖΩΓΡΑΦΟΥ] 2, Thessaloniki