Cisbitaalka Ippokrateio - Thessaloniki

Hospital

Cisbitaalka Ippokrateio - Thessaloniki logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka:

Wac +302310892500 Isniin - Jimco inta u dhexeesa 07:30-14:30

Ama booqo HALKAN madasha onlaynka ee cisbitaalka (diyaar ku ah luquda Gariiga)

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Konstantinoupoleos 49

Koodhka Boostada 54642

Cinwaan dirid

Konstantinoupoleos [ΚΩΝΣΤΑΝΤΙΝΟΥΠΟΛΕΩΣ] 49, Thessaloniki