Magazi - JRS dukaan bilaash ah

Jesuit Refugee Service - JRS

Magazi - JRS dukaan bilaash ah logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/26/2025

Sharraxaad

Magazi - dukaan bilaash ah waxa uu bixinayaa:

Dhar loogu talo gelay dhalaanka, caruurta, iyo dadka waa weyn

Agabka guryaha

Alaabta carruurtu ku ciyaarto

Dharka bilaashka ah ayaa loo qaybiyaa qof walba. Magazi wuxuu ku shaqeeyaa balamo.

Macluumaad dheeraad ah

Waxii balan ah ku soo dir fariin WhatsApp-ka 00306982329992.

Cinwaan dirid

Alkiviadou 25 [ΑΛΚΙΒΙΑΔΟΥ 25], Athens 10439