Xaruunta Tababarada Xirfadaha

ANKAA Project

Xaruunta Tababarada Xirfadaha logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 6/5/2024

Sharraxaad

Mashruuca ANKAAwaxuu kaa taageerayaa horumarinta xirfadahaaga oo aad ku heleeso fursado shaqo.

Fasalada waxaa ku jira:

Fasalada luqadda Giriiga

Fasallada Xarqaanka iyo toliinka ee bilawga iyo mid sare ba

Fasalada cunto karinta ee bixinayaan la howlgalayaasheen ee mashruuca Jikada ee Saffron

Macluumaad ku saabsan fasallada waxay yaalliin bogga Mashruuca ANKAA iyo Facebook (Ingiriisi).

Qado ayaa la siiyaa dhammaan ka qaybgalayaasha maalin kasta inta u dhaxaysa 1:00 - 3:00 galabnimo. Mashruuca Jikada Saffron ee aanu wada shaqaynta leenahay.

Macluumaad dheeraad ah

Qof walbaa (ee da'da 16 iyo ka weyn) waa dhowyahiin.

Helitaanka

Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA

Goobtan waxay leedahay wiish: MAYA

Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA

Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: HAA

Dhamaan adeegada ku xusan waa kuwo bilaa lacag ah:HAA

Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA

Saacadaha furitaanka

Isniin:
09:00 - 17:00
Talaado:
09:00 - 17:00
Arbaco:
09:00 - 17:00
Khamiis:
09:00 - 17:00
Jimce:
09:00 - 17:00

Cinwaan dirid

Ithakis [ΙΘΑΚΗΣ] 29, Kypseli - Athens