- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Adeegyo kala duwan ayaa laga heli karaa Xarunta Bulshada ee Guriga Elpida.
1. Taageero Caafimaad
Ballan-qaadka kaalmada balamaha caafimaadka iyo daba-galka kiis caafimaad
Kaalmada taageeridda carruurta baahiyaha gaarka ah qaba
Annaga oo la kaashanayna ururka 'Therapy Dogs' waxaan siinaa kulammo ey daawaynta ah carruurta xaruntayada. (Waqtigan xaadirka ah ma firfircoonayn cudurka faafa awgeed)
Hubinta dhiig karka
Goobta xiriirka: Katerina Xafini (iimayl: 23katerina.xafini@elpidahome.org)
Teleefoonka xiriirka ee loogu talagaley soo booqayaasha (WhatsAPP, Teleefoon): 00306955388074
2. Taageereo caafimaad ee dhimirka & PSS
Kalfadhiyo daawayn iyo mid-ka-mid ah
La talinta qoyska
Taageero onlayn ah ee mid Kooxeed
Goobta xiriirka:Jumana Abo Oxa (e-mail: jumana.abo.oxa@elpidahome.org)
Telefoonka lagala xidhiidho booqdayaasha (WhatsApp, Telefoon): 00306943685856
3. Taageero sharci
La-talimo sharci
Matalaadda sharciga ee maxkamadda (waxaa dib loo eegay kiis-kiis)
Goobta xiriirka:Themis Tzimas (e-mail: themis.tzimas@elpidahome.org)
Telefoonka lagala xidhiidho booqdayaasha (la mid ah lambarka taageerada caafimaadka): 00306955388074
4. Shaqaalaysiinta & Taageerada isdhexgalka
OAED
CANSHUURTA
Wixii macluumaad dheeraad ah, xarunta bulshada waxaa lagala xiriiri karaa info@elpidahome.org iyo 00302310530026.
Macluumaad dheeraad ah
Waxaad u baahan tahay inaad ballan samaysato. Kooxda Elpida Home ayaa kula kulmi doonta si ay ugala hadlaan baahiyahaaga iyo sida ay ku caawin karaan.
Si aad ballan u qabsato, fariin ugu dir Facebook ama iimaylka info@elpidahome.org.
Waxaad sidoo kale wici kartaan ama u diri kartaa fariin WhatsApp ah:
Kooxda Caafmiaadka: 00306943685855
Psychologist: 00306943685856
Cinwaanka
Stratigou Mprantouna 5, Thessaloniki
Lambarka Boostada 54626
Stratigou Mprantouna [ΣΤΡΑΤΗΓΟΥ ΜΠΡΑΝΤΟΥΝΑ] 5, Thessaloniki