Cisbitaalka Guud ee George Papanikolaou ee Thessaloniki

Hospital

Cisbitaalka Guud ee George Papanikolaou ee Thessaloniki logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 2/12/2024

Sharraxaad

IsbitaaIsbitaalada Thessaloniki waxay ku shaqeeyaan isbedelo wareeg ah si ay u daboosho xaaladaha degdega ah galabnimada dambe iyo habeenka (guud ahaan, 8 p.m. Fiidnimo - 8 a.m. Subaxnimo)

Halkan Guji/riix si aad u aragto qollalka deg dega ah ee cisbitaalka shaqada ku jira.Macluumaadkaan waxaa lagu bixiyaa oo kaliya Ingiriisi.

Balan si aad uga qabsato cisbitaalkan qeybta rugta caafimaadka ee bukaan socodka:

Wac 1149701Isniin - Jimco inta u dhexeesa 09:00-17:00

Ama booqo HALKAN madasha onlaynka ee cisbitaalka (diyaar ku ah luquda Gariiga)

Goobta

Thessaloniki

Cinwaanka

Leof. Papanikolaou, Pilea Chortiatis

Koodhka Boostada 57010

Cinwaan dirid

Leof. Papanikolaou [ΛΕΩΦ. ΠΑΠΑΝΙΚΟΛΑΟΥ], Pilea Chortiatis