- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Hanuuninta dhaqanka, la-talinta, iyo macluumaadka ku saabsan ku noolaanshaha Giriiga
Macluumaadka ku saabsan xuquuqda, waajibaadka, iyo adeegyada ay heli karaan qaxootiga
Taageerada kiisaska magangalyada (iyadoo lala kaashanayo kooxda sharciga ee GCR)
La-talinta kooxaha nugul (sida dhibanayaasha jirdilka iyo/ama ka ganacsiga dadka) iyo u gudbinta adeegyada
La-talin iyo adeegyo loogu talagalay carruurta keligood ah (waalidiin la'aan) gudaha Giriiga
Taageerada nafsiyeed ee kiisas nugul, sida kuwa ka badbaaday jirdilka, rabshadaha ku salaysan jinsiga iyo ka ganacsiga dadka
Golaha Giriigga ee Qaxoontiga waxa ay soo dhaweeyaan oo ay u fidiyaan adeegyadooda qaxootiga iyo dadka ka imanaya dalalka saddexaad ballan oo keliya.
GOBOLKA THESSALONIKI - Isniinta ilaa Jimcaha 9:00-16:00
Phone/Viber/WhatsApp
Giriig/Ingiriis
Carabi - 00306936543485
Farsi/Dari - 00306936543501
Somali - 00306936543431
Khadka caawinta GCR: https://www.gcr.gr/en/news/press-releases-announcements/item/1677-gcr-helpline
Danaidon [ΔΑΝΑΪΔΩΝ] 9, Thessaloniki 54626