- Home-ka
- Adeegyada
- Macluumaad
Fadlan ogow, albaabka laga soo galo oo ku xiran codsigaaga iyo baahida, waxaad heleysaa ballan.
Umuliso
Dhakhaatiirta haweenka (Isniin, Talaado iyo Khamiis)
Baaritaanka uurka
Ultrasounds
Baaritaannada iyo daawaynta xilliga uurka
Baaritaanka hooyada iyo dhallaanka cusub 6 toddobaad gudahooda ka dib dhalmada
Qorshaynta qoyska (dhowr habab oo ka hortagga uurka ayaa jira)
Daaweynta caabuqyada galmada lagu kala qaado
taageero mid nafsiyeed iyo bulsho
Daryeelka kuwa ka badbaaday xadgudubka galmada
Adeegga daawada safarka ee dadka ka tagaya Athens ama Giriiga
Kulamada waxbarashada caafimaadka
U gudbinta daryeelka takhasuska leh
Luqadaha lagu hadlo: Giriig, Ingiriis, Faransiis, Lingala, Farsi/Dari, Carabi, Kurmanji, Sorani, Urdu, Turki, Pashtu, Hindi, Bengali, Berber, Isbaanish iyo Luqudda dhagoolada (Heer caalami iyo Giriig)
Macluumaad dheeraad ah
Looma baahna aqoonsi ama AMKA
Wixii faah faahin ah ku soo hagaaji WhatsApp lambaradan:
Carabi/Kurdish:00306956609760
Farsi/Urdu: 00306956609762
Faransiis/Lingala/Kirundi/Swahili: 00306951936455
Khadadka telefoonada hore lama heli karo maalmaha fasaxa ah.
Helitaanka & amp; xog dheeraad ah
Adeegaan waa uu xiranyahay xiliyada fasaxyada dadweynaha: HAA
Meesha laga soo galo waxa ay leedahay meel sare oo loogu talagelay gawaarida cuuriyaamiinta: MAYA
Goobtan waxay leedahay wiish: HAA
Goobtan waxay leedahay shaqaale haween ah: HAA
Goobtani ma waxay leedahay musqulo u gaar ah ragga iyo dumarka: HAA
Dhamaan adeegyada lasoo xusay waa bilaash: HAA
Solonos [ΣΟΛΩΝΟΣ] 140, Athens