Xafiiska Magangelyada Gobolka ee Thraki (Alexandroupoli)

Greek Asylum Service

Xafiiska Magangelyada Gobolka ee Thraki (Alexandroupoli) logo
Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 4/17/2024

Sharraxaad

Xafiiska Magangalyada Gobolka (RAO) ee Thraki waxa uu bilaabay shaqadiisa 29/7/2013, waxa uu ku yaalaa Alexandroupolis, waxana uu leeyahay awood maxali ah oo ku saabsan Gobolka Bariga Macedonia iyo Thraki, marka laga reebo codsiyada hoos yimaada Unugyada Magangalyada ee Fylakio, Xanthi iyo Paranesti.

Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan Magangelyada guji halkan.

Cinwaan dirid

Makris Avenue [ΛΕΩΦΟΡΟΣ ΜΑΚΡΗΣ] 1-B, Nea Chili Alexandroupoli, Postal Code 68100

Email

AS.rao.thraki@migration.gov.gr