hero-header

Ku soo dhawoow Myergani.gov.gr hage tallaabo-tallaabo ah kaas oo Refugee.Info loo sameeyay tixraacaada.

Myergani.gov.gr waxay u ogolaataa shaqaalaha inay arkaan xogta ay galiyeen loo shaqeeyayaashooda, oo ay ku jiraan

  • ogeysiisyada shaqaaleysiinta
  • dhamaadka qandaraasyada
  • saacadaha dheeraadka ah
  • muddada shaqadaada
  • nooca heerka shaqaaleysiinta (waqti buuxa ama waqti dhiman)

iyo qaar kaloo badan.

Fadlan u fiirso tilmaantan tallaabo-tallaabo ah sida loo hubiyo macluumaadkaagii shaqo ee hadda iyo kuwii hore:

ERGANI 1

ERGANI 2

ERGANI 3