hero-header

Haddii aad wax su'aalo ah ka qabto kiiskaaga gaarka ah, weydii hay'adda gargaarka sharciga wixii talo ah.

Inta lagu gudo jiro wareysiga:

Dib ha u haynin wax macluumaad ah ama dukumeentiyada. Wareysi kasta oo kale oo aad leedahay, macluumaadka aad ku bixiso wareysiga Diiwaangelinta oo Buuxa waxa heli doona qofka mas'uulka ka ah faylkaaga.

Foomka Diiwaangelinta oo buuxa

Foomka sarkaalkaagu uu buuxin doono ballantaada waxaa lagu magacaabaa "foomka xaraynta codsiga magangalyada caalamiga ah." Waxaa lagu soo saaray hoos:

Foomka xaraynta codsiga magangalyada caalamiga ah

Warbixin shaqsiyeed

Taariikhda:

Goobta (RAO/Cutubka magangalyada):

Magaca sarkaalka diiwaangelinta:

Lambarka (ama magaca):

Luuqadda isgaarsiinta/Xirriirka:

Kaliya haddii ay dhacdo turjumaad qadka teleefanka ah: Ma ogolaatay in codsigaaga lagu xareeyo turjumaad qadka teleefanka ah?

Baasaboor ma haysataa?

Ma haysaa dukumeenti kale oo caddaynaya aqoonsigaga?

Ma haysaa nooc kasta oo dukumeenti ah oo aad rabto inaad gudbiso?

Luuqadaha ku hadasho:

Luqadee ayaad rabtaa in waraysiga lagu qaado?

Haddii codsiga loo sameeyay dadka ku tiirsan: Ma ogolaatay in xaaskaagu soo xareeyo codsigaaga?

Magaca labaad:

Magaca:

Magaca aabbaha:

Magaca labaad ee Aabaha:

Magaca hooyada:

Magaca labaad ee hooyada:

Jinsiga:

Jinsiyad (--yaasha):

Dhalashada la qiimeeyay (--yada):

Dadka bilaa wadanka ah: Dalka ay hore u degenaayeen:

Asal ama qabiil:

Taariikhda Dhalashada:

Meesha dhalashada:

Dalka:

Tuulo ama magaalo:

Maamul/gobol:

Goobta degenaanshaha ee ugu dambeesay ee waddankii asalka ahaa ama deggenaansho hore:

Xidhiidhka codsadaha aasaasiga ah (haddii codsiga loo sameeyo dadka ku tiirsan):

Diinta:

Sanadaha waxbarashada:

Shaqada dalka aad ka timid:

Xaaladda qoyska:

Haddii ay dhacdo naag la qabo: Magaca labaad guurka ka hor:

Da' yarta aan lala socon (haa/maya):

Faahfaahinta shakhsi ahaaneed ee mas'uulka ama wakiilka haddii ay dhacdo Da' yar aan lala socon:

  • Cinwaanka Gariiga:
  • Maamulka:
  • Degmada:
  • Waddada:
  • Lambar:

Khadka landlineka ah ee Gariiga:

Lambarka gacanta ee Giriiga:

Ma u baahan tahay hoy?

Goormaad kasoo tagtay dalkaaga?

Taariikhda gelitaanka Gariiga:

Ma qabtaa wax dhibaato caafimaad/naafo ah?

  • Wax daawayn ah ma heshaa?

  • Uur? Immisa bilood?

Su'aalaha khuseeya "Dublin III" Dib-u-midowga Qoyska

Magaca lamaanaha(yaasha):

Magaca labaad ee xaaska(xaasaska)/Ninka(nimanka):

Goortee iyo halkeed isku guursateen?

  • Aaway isaga/iyada maanta?

  • Haddii isaga/iyadu ay joogaan Gariiga: waa maxay sharcigiisa/eeda?

Magaca labaad, magaca, jinsiga, taariikhda dhalashada iyo goobta ilmaha (carruurta)?

Miyuu mid ka mid ah carruurtaada qaangaarka ah qabaa wax naafo ah oo jireed ama maskaxeed?

Halkee ayey ku suganyahiin waalidiintaada iyo walaaladaa maanta?

ma jira qof ka mid ah inta qaraabadaada ah ee kor lagu soo xusay oo kugu tiirsan adiga(Uur, caruur hadda dhalatay, waayeel, xanuun daran qaba, cuuriyaan)?

Haddii ay xubno qoys ku leeyihiin waddan Yurub ah: Ma rabtaa in aad dib ula midowdo mid ka mid ah qaraabada kor ku xusan?

Haddii da' yar oo aan lala socon: Ma mid ka mid ah qaraabadaada (adeer, abti, awoowe ama ayeeyo) uu joogaan waddan Yurub ah?

Weligaa ma timid Giriiga ama waddan kale oo Yurub ah?

Hadday haa tahay:

  1. Weligaa maka heshay dal ku gal/fiiso Gariigga ama waddan kale oo Yurub ah? (Haddii ay haa tahay: dalka bixiyay, taariikhda la soo saaray, taariikhda uu dhacayo, lambarka)

  2. Magangelyo ma ka codsatay Gariiga ama waddan kale oo Yurub ah? (Hadday haa tahay: waddankee, goorma iyo maxay natiijadu noqotay)

  3. Hadda ma haysataa ogolaanshaha degenaanshaha ee laga bixiyay Gariiga ama wadan kale oo Yurub ah ama wakhti hore?

Lambarka Eurodac:

Haddii ay dhacdo Dib-u-midowga Qoyska ee hoos timaada "Dublin III" magaca iyo magaca labaad(qoyska) xubinta qoyska ee jooga waddan xubin ah:

  • Taariikhda Dhalashada:

  • Xaaladda qoyska:

  • Xiriirka:

  • Ciwaanka dalka xubinta ka ah:

  • Sharciga deganaanshaha:

Macluumaad faa'iido leh (tusaale, lambarka taleefanka ee qaraabada jooga dalka xubinta ka ah):

Macluumaadka codsiga magangalyada caalamiga ah

Kelmado kooban ku sheeg sababaha aanad u doonayn inaad dalkaaga ugu noqoto (haddii ay jiraan wax ka badan hal sababood fadlan si kooban u sheeg):

Haddii ay dhacdo in CODSI DANBE/labaad: Ma ku sheegtay xaqiiqooyinka aan soo sheegnay codsigaagii ugu horreeyay? Haddii kale, waayo?

Weligaa ma lagugu xukumay ama lagugu eedeeyay wax dambi ah? [Haa]: waa kuwee dembi? Wadankee?

Ma lagugu xukumay?)

Ma haysaa sababo aad ku door bidayso in waraysiga uu qaado lab ama dhedig kiis ka shaqeeya iyo tarjumaan isku jinsi ah, haddii ay taasi suurtogal tahay?

Ma haysaa wax aad ku dareeso ama saxayso?

Ma ogoshahay isgaarsiinta macluumaadka iyo dukumeentiyada aad soo gudbisay ee khuseeya xogtaada caafimaad maamulada awooda u leh ee dalalka kale ee xubnaha ka ah ayada oo ujeedado tahay dhamaystirka baaritaanka codsigaaga?

Ma ogoshahay in lala xidhiidho go'aanka ku saabsan codsigaaga magangalyo Hay'adda Qaramada Midoowe u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR?

Waxaan cadeynayaa in foomka dib la iigu akhriyay, in aan ku raacsanahay nuxurka iyo in la igu wargeliyay xuquuqdayda iyo waajibaadkayga iyo sidoo kale tallaabooyinka xiga ee habraaca.

Haddii ay dhacdo diiwaan gelinta khabiirka EASO: Waxaan caddaynayaa in jawaabaha codsiga su'aalaha kor ku xusan ay ahaayeen kuwo si sax ah loo turjumay oo la diiwaan geliyay.

FIIRO GAAR AH: Fadlan, ka hor inta aanad saxeexin foomka diiwaangelinta, hubi in macluumaadkaaga shakhsiyeed si sax ah loo qoray, sababtoo ah way adag tahay in hadhow la saxo.