20210920_Germany_Frankfurt_LenaMucha27.jpg

Haddii aad qof kala tagteen, waxaad la xidhiidhi kartaa barnaamijka isku xidhka qoyska ee soo celinta Laanqayrta Cas .

  • Telefoon: +302105230043 (Isniin ilaa Jimce: 08.00 -14.00)
  • Iimayl: tracingstaff@redcross.gr
  • Cinwaanka: 21, 3is Septemvriou Street, Athens

Laanqeyrta cas waxay kaa caawin kartaa inaad raadiso xubnaha qoyska oo aad mar kale la xiriirto.

Haddii aad joogtid Athens, waxaad si toos ah u aadi kartaa xafiiska Adeegga Baafinta ciwaanka kore. Waxay furan yihiin Isniinta ilaa Jimcaha, inta u dhaxaysa 9 subaxnimo ilaa 1 galabnimo Haddii aad u baahan tahay turjubaan, waxa fiican inaad ballan samaysato ka hor.

Giriiga waxa ay ka qayb qaadanaysaa hindise ay wadaan ururada Laanqayrta Cas ee Yurub, kaas oo la wadaaga sawirada dadka raadinaya qaraabadooda maqan. Wax badan ka ogow mashaariicda wejiga ee Trace ka caawiya dib u xidhida qoysaska.